Madaxweyne Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Gaadhay Magaalada Widhwidh Iyo Wefdigiisa Qaybtii Labaad Oo Buhoodle Gaadhay

0
Saturday June 24, 2017 - 05:35:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Gaadhay Magaalada Widhwidh Iyo Wefdigiisa Qaybtii Labaad Oo Buhoodle Gaadhay

    Dr. Galaydh Iyo Wefdigiisu Way Diideen Inay La Hadlaan Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Galaydh Iyo Wefdigiisu Way Diideen Inay La Hadlaan Warbaahinta
Jimce 23 June 2017 Widhwidh (HALBEEG)-- Wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali K haliif Galaydh ayaa gaadhay magaalada Widhwidh, halka qayb kale oo ka mid ahayd wefdigiisuna ay ka degeen magaalada Budhoodle, Dr. Galaydh ayaa ka soo laabtay dhinaca caasimadda Somaliland ee Hargeysa, oo uu kula soo gallay Somaliland  heshiis horudhac ah.


Kor ka daawo

Halbeegnews, Widhwidh
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement