Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Eedeeyey Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Iyo Budhcad U Shaqaysa Inay Fadhataysteen Agabkii Xarumaha Xisbiga Waddani

0
Friday June 30, 2017 - 11:55:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Eedeeyey Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Iyo Budhcad U Shaqaysa Inay Fadhataysteen Agabkii Xarumaha Xisbiga Waddani

    Xukumada Siilanyo oo saq-dhexe u dhacday,bililiqaysatayna Agabkii Xafiisyo Xisbiga Waddani ku leeyahay Togdheer+Doorka Cali Mareexaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumada Siilanyo oo saq-dhexe u dhacday,bililiqaysatayna Agabkii Xafiisyo Xisbiga Waddani ku leeyahay Togdheer+Doorka Cali Mareexaan
Jimce 30 June 2017 Burco (HALBEEG)-- Masuuliyiinta iyo xubnaha xisbiga WADDANI ee gobolka Togdheer ayaa ku eedeeyey wasiirka hawlaha guud ee Somaliland Cali Mareexaan iyo koox budhcad ah oo u shaqaysa inay fadhataysteen agabkii xafiiska xisbiga WADDANI dhex yaallay, kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement