Telefishanka HCTV Oo Weraysi La Yeeshay Danjiraha Britain U Fadhiya Soomaaliya Oo Hargeysa Socdaal Dhawr Cisho Ah Ku Jooga

0
Thursday July 27, 2017 - 01:10:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Telefishanka HCTV Oo Weraysi La Yeeshay Danjiraha Britain U Fadhiya Soomaaliya Oo Hargeysa Socdaal Dhawr Cisho Ah Ku Jooga

    Danjirahu Wuxuu sheegay Inay Kulan La yeesheen Madaxweyne Siilaanyo Ay Ka Codsadeen In La Qabto Doorasho Xor Oo Xallaal Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjirahu Wuxuu sheegay Inay Kulan La yeesheen Madaxweyne Siilaanyo Ay Ka Codsadeen In La Qabto Doorasho Xor Oo Xallaal Ah
Arbaca  26 July 2017 Hargeysa (HALBEEG)--  Danjiraha dalka ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey ku sugna magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, ayaa weraysi dheer siiyay telefishanka HCTV wuxuuna sheegay in kulankii uu la yeeshay madaxweyne Siilaanyo uu si toos ah uga codsaday in madaxweynaha xukuumadiisu ay si cadaalad ah u qabato doorasho xor oo xallaal ah , kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement