Wasiirkii Hore Daakhliga Dhawaana Ku Biiray Xisbiga WADDANI Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Faqash) Oo Eedo Ku Hurgufay Xisbiga Kulmiye Muuse Biixina Ku Tilmaamay Nin Aan Cidna Dalka Ka Qaban Doonin

0
Tuesday August 01, 2017 - 04:24:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 88
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Daakhliga Dhawaana Ku Biiray Xisbiga WADDANI Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Faqash) Oo Eedo Ku Hurgufay Xisbiga Kulmiye Muuse Biixina Ku Tilmaamay Nin Aan Cidna Dalka Ka Qaban Doonin

    Ismaaciil Faqash Oo Ka Mid Ahaa Wasiiraddii Ugu Musuq Maasuqa Badna Xukuumadii Rayaale Ayaa Dib Ugu Soo Noqday Madxafka Ololaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismaaciil Faqash Oo Ka Mid Ahaa Wasiiraddii Ugu Musuq Maasuqa Badna Xukuumadii Rayaale Ayaa Dib Ugu Soo Noqday Madxafka Ololaha
Isniin 31 July 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirkii daakhliga ee xukuumadda Rayaale ugu muddada dheera Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo dhawaan ku biiray xisbiga WADDANI ayaa isagoo olole kula jira Mr. Cirro, wuxuu ku eedeeyey xisbiga Kulmiye iyo musharaxiisa inaan cidna dalka ka qaban doonin haddii la doorto, kor ka daawo

HALBEEGNEWS, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement