Xildhibaan Talyanle Oo ka Mid Ahaa Musharaaxiintii Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Ayaa Qaadacay Natiijaddii Doorashada Sheegayna In Isaga La Doortay

0
Monday August 07, 2017 - 02:12:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Talyanle Oo ka Mid Ahaa Musharaaxiintii Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Ayaa Qaadacay Natiijaddii Doorashada Sheegayna In Isaga La Doortay

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Wuxuu Sheegay In Natiijaddii La Kala Wareejiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Wuxuu Sheegay In Natiijaddii La Kala Wareejiyay
Axad 06 July 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI isla markaana ka mid ahaa maanta labadii musharax ee iskugu soo hadhay wareegii ugu danbeeyey ee doorashadii gudoomiyaha golaha wakiiladda, isla markaana lagaga adkaaday oo qudha hal cod, ayaa qaadacay natiijaddaasi, oo uu ku sheegay in la is daba mariyay, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement