Daawo Video Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Cod Is Daba Marintii Ka Dhacday Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda

0
Thursday August 10, 2017 - 02:31:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Cod Is Daba Marintii Ka Dhacday Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda

    Afhayeenka Xisbiga Buuba Ayaa Usoo Bandhigay Warbaahinta caddaymo wata muuqaalo video ah, markii codayntu dhacaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xisbiga Buuba Ayaa Usoo Bandhigay Warbaahinta caddaymo wata muuqaalo video ah, markii codayntu dhacaysay
Arbaca 09 August 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xaruntooda ku soo bandhigay caddaymo ku saabsan is daba marintii cododka ee ka dhacday doorashadii guddoomiyaha golaha wakiiladda, afhayeenka xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo la hadlaayay warbaahinta, ayaa soo bandhigay muuqaalo ka turjumaya ama muujinaya markii mudanayaasha aqalka golaha wakiiladdu ay codka dhiibanayeen, ka daawo sharaxaadii Mr. Buuba uu warbaahinta siiyay kor.


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement