Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Wefdi Laba Xubnood Ka Koobna Oo Uu Hogaaminaayay Oo Ka Soo Laabtay Britain

0
Wednesday August 16, 2017 - 02:16:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Wefdi Laba Xubnood Ka Koobna Oo Uu Hogaaminaayay Oo Ka Soo Laabtay Britain

    Mr. Kaahin Iyo Wefdigiisa Ayaa Muddo Afar Usbuuc Ah Ku Sugna Dalka Boqortooyada Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mr. Kaahin Iyo Wefdigiisa Ayaa Muddo Afar Usbuuc Ah Ku Sugna Dalka Boqortooyada Ingiriiska
Sallaasa 15 August 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Kulmiye iyo wefdi ka koobna laba xubnood oo uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan guddoomiyaha golaha dhexe xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel iyo Axmed Muumin Seed oo ka tirsan golaha dhexe iyo guddida fullinta ayaa ka mid ahaa wefdiga, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement