Daawo Video Ku Xigeenkii Hore Xarakadda Alshabaab Mukhtaar Roobow Al Mansuur Oo Shir Jaraa'id Muqdisho Ku Qabtay Ku Sheegay Inuu Ka Baxay Alshabaab

0
Wednesday August 16, 2017 - 03:44:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Ku Xigeenkii Hore Xarakadda Alshabaab Mukhtaar Roobow Al Mansuur Oo Shir Jaraa'id Muqdisho Ku Qabtay Ku Sheegay Inuu Ka Baxay Alshabaab

    Sheekh Roobow Wuxuu Sheegay Inuu Ka Baxay Alshabaab Kala Duwanaasho Dhinaca Caqiidada Ah Darteed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Roobow Wuxuu Sheegay Inuu Ka Baxay Alshabaab Kala Duwanaasho Dhinaca Caqiidada Ah Darteed
Arbaca 16 August 2017 Muqdisho (HALBEEG)-- Sheekh Roobow Abu Mansuur oo mar noqday ninka labaad ee ku xigay Axmed Cabdi Godane, isla markaana muddo dheer afhayeen usoo ahaa xarakadda Alshabaab, oo todobaadkii isku soo dhiibay dawladda, ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho ku sheegay inuu ka baxay Alshabaab, isla markaana wada hadal u socdo dawladda Soomaaliya, kor ka daawo


Halbeegnews, Muqdisho
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement