Daawo Video Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay Inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaridka WADDANI, Kuna Sababeeyey In Cirro Ka Hor Istaagay Musharaxnimadii Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiiladda

0
Sunday September 03, 2017 - 02:36:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay Inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaridka WADDANI, Kuna Sababeeyey In Cirro Ka Hor Istaagay Musharaxnimadii Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiiladda

    "Anigoo Maskaxda Qaba Oo Degen Ayaan Is Casilay" Siciid Cilmi Rooble

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigoo Maskaxda Qaba Oo Degen Ayaan Is Casilay" Siciid Cilmi Rooble

Sabti 02 September 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan aqalka wakiiladda Somaliland, isla markaana ka tirsanaan jiray saraakiisha sare ee xisbiga WADDANI ayaa xubinimadii iyo xilkii uu ka hayay xisbiga WADDANI sheegay inuu iska casilay, isagoo is casilaadiisana ku sababeeyey in xisbigu ka reebay liiskii musharaxnimada guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiiladda Somaliland.



Kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement