Annaga oo ah odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska waxaannu u soo gudbinayna shacbiga Soomaliland debed iyo gudaba ciidda hanbalyo iyo bogaadin ciidda barakaysan awgeed iyo qodobbo kale

0
Sunday September 03, 2017 - 02:45:05 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Annaga oo ah odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska waxaannu u soo gudbinayna shacbiga Soomaliland debed iyo gudaba ciidda hanbalyo iyo bogaadin ciidda barakaysan awgeed iyo qodobbo kale

    Waxaannu u rajaynayaa dhammaan qoomiyadda Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka ee kale ciidda barakaysan, barwaaqa iyo nabadqab......

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaannu u rajaynayaa dhammaan qoomiyadda Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka ee kale ciidda barakaysan, barwaaqa iyo nabadqab......

Annaga oo ah odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska waxaannu u soo gudbinaynashacbiga Soomaliland debed iyo gudaba ciidda hanbalyo iyobogaadin ciidda barakaysan awgeed iyo qodobbo kale

Waxaannu u rajaynayaa xujayda sanadkan waajibaadkooda gudatay in Alle ka aqbalo, nabad iyo caafimaadna ay ku soo gurya noqdaan, dhammaanteena in Alle inaga ajiibo ducooyinkana innagana yeelo kuwa uu karameeyo maalinta qiyaamana uu naarta ka xoreeyey.

Waxaannu u rajaynayaa dhammaan qoomiyadda Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka ee kale ciidda barakaysan, barwaaqa iyo nabadqab.

Annaga kaga faa,iidaysanayana munaasibadda ciidda barakaysan in ay shacabka reer Somaliland ilaashadaan midnimadooda meelna uga soo wada jeedaan ilaalinta dhulkooda ilaahay ku wada abuuray.

Ciida mubaarak





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement