Musharaxa madaxtooyada ee Xisbiga Kulmiye Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Hadlay Waxqabadkiisa

0
Monday September 04, 2017 - 17:09:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa madaxtooyada ee Xisbiga Kulmiye Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Hadlay Waxqabadkiisa

    Wuxuu La Hadlay Boqolaal Dadweyne Ah Oo Iskugu Soo Baxay Magaalada Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu La Hadlay Boqolaal Dadweyne Ah Oo Iskugu Soo Baxay Magaalada Boorama
Isniin 04 September 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa xilka madaxtinimada ee xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la hadlay boqolaal dadweyne ah oo iskugu soo baxay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kuwaasi oo u dabaal degaayay guusha guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiiladda oo loo doortay Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

Kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement