Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xisbigiisii Kulmiye Shaacana Ka Qaaday Siro Awdna

0
Tuesday September 12, 2017 - 14:51:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xisbigiisii Kulmiye Shaacana Ka Qaaday Siro Awdna

    Siciid Cilmi Rooble Wuxuu Hore U Sheegay Inuu Iska Casilay Xisbigii WADDANI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siciid Cilmi Rooble Wuxuu Hore U Sheegay Inuu Iska Casilay Xisbigii WADDANI
Isniin 11 September 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ahaa guddoomiyaha guddida arrimaha golaha wakiiladda, kana mid ahaa guddidii fulinta ee xisbiga WADDANI oo hore iskaga casilay xilka xisbiga WADDANI, ayaa ku biiray xisbigii uu hore uga tagay ee Kulmiye, kor ka daawo.

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement