Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Kana Tirsan Xisbiga WADDANI Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0
Monday October 16, 2017 - 20:59:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Kana Tirsan Xisbiga WADDANI Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

    Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Ku Biiri Doona Ololaha Doorashada Madaxtooyada Ee Xisbiga WADDANI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Ku Biiri Doona Ololaha Doorashada Madaxtooyada Ee Xisbiga WADDANI
Isniin 16 October 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar uu ku maraayay dalalka Ivory Coast iyo Ethiopia, wuxuu ka mid yahay haatan madaxda ugu saraysa xisbiga WADDANI, wuxuuna ku biiraya ololaha xisbiga WADDANI ku doonayo inuu tallada dalka ku qabto, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement