Daawo Komishinka Doorashooyinka oo Tobabar u furay Xubnaha Gobolka ee U Qabilsan Komishinka Doorashada Soo Socota

0
Friday November 03, 2017 - 03:10:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Komishinka Doorashooyinka oo Tobabar u furay Xubnaha Gobolka ee U Qabilsan Komishinka Doorashada Soo Socota

    Waa Tababar Ku Saabsan Hawl-wadeenadda ka shaqaynaya doorashada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Tababar Ku Saabsan Hawl-wadeenadda ka shaqaynaya doorashada Somaliland
Khamiis 02 Nov 2017 Burco (HALBEEG)-- Komishanka Doorashooyinka sOMALILAND Waxy Maanta magaalada burco si rasmi ah uga bilaabeen Tababarka Hawl wadeenada Ka Shaqaynaya Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Iyadoo komishinka dorashooyinku u tobabarkani u qabtay ardayda jaamacadaha burco ay kazoo xusheen oo noqon doona xubnaha uga wakiilka noqon doona doorashada soo socota ee dhici doonta Maalinta 13 Bisha 11aad ee sanadkan

Intaasi kadib waxaa warbaahinta la hadlay Komishiner Kaltuun shiikh Xasan Oo Ka Mid ah Xubnaha Komishanka Dorashoyinka Qaranka iyo Farxaan Cilmi cali gudomiyaha komsiahnak dorashoyinka gobolka togdher iyagoo kula hadlayey warbaahinta xarunta jamacada burco oo tobabarkani u ka socday kor ka daawo



Halbeegnews, Burco

contact@halbeegnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement