Daawo Musharaxa Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo Warbaahinta La Hadlay Uguna Baaqay Koomishanku Inuu Dhex Dhexaadkii Ku Soo Laabto Sheegayna In Doorashada Lagu Shubtay

0
Friday November 17, 2017 - 03:31:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Musharaxa Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo Warbaahinta La Hadlay Uguna Baaqay Koomishanku Inuu Dhex Dhexaadkii Ku Soo Laabto Sheegayna In Doorashada Lagu Shubtay

    Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Wuxuu Sheegay Inuu Isagu Amar Ku Siiyay Xubnaha U Fadhiyay Koomiishanka Inay Ka Baxaan Xarunta, Ka Dib Markii Koomiishanku Waxba Ka Qaban Waayay Cabashadooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Wuxuu Sheegay Inuu Isagu Amar Ku Siiyay Xubnaha U Fadhiyay Koomiishanka Inay Ka Baxaan Xarunta, Ka Dib Markii Koomiishanku Waxba Ka Qaban Waayay Cabashadooda

Khamiis 16 November 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa caawa ku qabtay shir jaraa'id gurigiisa ku yaalla magaalada Hargeysa, wuxuuna kaga hadlay arrintii ay xubnahii u matalaaayay koomiishanku kaga baxeen xarunta koomiishanka, kor ka daawo shirka jaraa'id ee Mudane Cirro

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement