Dadweynaha Magaalada Burco Oo Ka Dareen Celiyay Khilaaf Gaadhay In Warbaahinta La Iskaga Henjabo Oo U Dhexeeya Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Ee Burco

0
Saturday December 09, 2017 - 03:18:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 59
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha Magaalada Burco Oo Ka Dareen Celiyay Khilaaf Gaadhay In Warbaahinta La Iskaga Henjabo Oo U Dhexeeya Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Ee Burco

    Waxay Dadweynahu Ku Sheegeen Dareenkooda Inay Golaha Deegaanka Burco Fashilmeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay Dadweynahu Ku Sheegeen Dareenkooda Inay Golaha Deegaanka Burco Fashilmeen
Jimce 08 Dec 2017 Burco (HALBEEG)-- Dadweynaha ku nool xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa ka dareen celiyay khilaaf balaadhan oo hadheeyey golaha deegaanka ee magaalada Burco, oo qaarkood xildhibaanadaasi ay maalmahii la soo dhaafay uu khilaafkoodu gaadhay inay iskaga henjabaan qallabka warbaahinta, kor ka daawo haddaba dareenka ay dadweynaha reer Burco ka bixiyeen


Halbeegnews, Burco
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement