Daawo Video Booliiska Gobolka Togdheer Oo Qabtay Laba Gaadhi Oo Ay Leedahay Wasaaradda Caafimaadku

0
Friday December 15, 2017 - 19:40:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Booliiska Gobolka Togdheer Oo Qabtay Laba Gaadhi Oo Ay Leedahay Wasaaradda Caafimaadku

    Gaadiidka Ayaa La Sheegay Inay La Socdeen Qaar ka mid ah qoyska Wasiirkii hore ee Caafimaadka Saleeban Ciise Kaar Xaglatoosiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaadiidka Ayaa La Sheegay Inay La Socdeen Qaar ka mid ah qoyska Wasiirkii hore ee Caafimaadka Saleeban Ciise Kaar Xaglatoosiye
Jimce 15 December 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Laba gaadhi oo ay leedahay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ciidamadda booliiska ee magaalada Burco ka qabteen gudaha magaaladda iyagoo uga sii baxa dhinaca iyo gobolka Sool, marka la qabtay gaadiidkani ayaa la sheegay in gaadiidka ay la socdeen ama saarnaayen qaar ka mid ah qoyska wasiirkii hore ee caafimaadka Saleeban Ciise Kaar Xaglatoosiye kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement