Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Safarkiisii Ugu Horeeyey Ku Tagay Dalka Jibouti

0
Sunday January 07, 2018 - 01:26:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 26
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Safarkiisii Ugu Horeeyey Ku Tagay Dalka Jibouti

    Wuxuu Noqday Safarkii Ugu Horeeyey Ee Uu Dalka Dibadiisa Ku Baxo Wuxuuna Doortay Jibouti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu Noqday Safarkii Ugu Horeeyey Ee Uu Dalka Dibadiisa Ku Baxo Wuxuuna Doortay Jibouti
Sabti 06 January 2018 Hargeysa (HALBEEG)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyey ee uu dalka dibadiisa ugu baxo u doortay inuu ku tago dalka Somaliland la dariska ah ee Jibouti, warkaasi waxaa inoo haya Cabdikariin Siciid Saalax oo ka tirsan bahda HCTV, kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement