"Caqli Maaha In Afar Wasaaradood Oo Dalka Wax Soo Saarkiisa Ka Shaqaynaya Uu Telefishanka Qarranku Ka Miisaaniyad Bato" Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

0
Wednesday January 10, 2018 - 17:09:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Caqli Maaha In Afar Wasaaradood Oo Dalka Wax Soo Saarkiisa Ka Shaqaynaya Uu Telefishanka Qarranku Ka Miisaaniyad Bato" Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

    Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Ayaa Ku Tilmaamay Caqli Xumo In Telefishanku Uu Ka Miisaaniyad Bato Afar Wasaaradood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Ayaa Ku Tilmaamay Caqli Xumo In Telefishanku Uu Ka Miisaaniyad Bato Afar Wasaaradood
Arbaca 10 January 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, maskaxda qaranimada Somaliland horena uga noqday wasiirka maaliyadda xukuumaddii Siilaanyo, oo maanta hadlaayay ayaa ku sifeeyey caqli xumo in 4 wasaaradood oo qarranka waxtar waxsoo saar u leh uu telefishanka qarranku ka miisaaniyad bato, kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement