Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin "Ciidamo Ayey Soomaaliya Soo Dhoobtay Xuduudka Somaliland"

0
Saturday January 13, 2018 - 23:16:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin "Ciidamo Ayey Soomaaliya Soo Dhoobtay Xuduudka Somaliland"

    Wasiirka Daakhliga Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Wuxuu Ku Eedeyey Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo Inuu Collaad Horkacayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Daakhliga Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Wuxuu Ku Eedeyey Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo Inuu Collaad Horkacayo
Sabti 13 Jan 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay soo dhoobtay xuduudka Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeya ciidamo, kor ka daawo shirka jaraa'id ee Mr. Kaahin ku qabtay xafiiskiisa wasaaradda arrimaha gudaha

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement