Wasiirka Shaqada Ayaa Shaaca Ka Qaaday Inay Bilaabayaan Diiwangelinta Shaqaalaha Ajaanibka Ah

0
Tuesday February 06, 2018 - 02:44:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Shaqada Ayaa Shaaca Ka Qaaday Inay Bilaabayaan Diiwangelinta Shaqaalaha Ajaanibka Ah

    Waa Markii Ugu Horaysay Ee Xukuumad Somaliland Ahi Ay Bilawday Diiwangelinta Ajaanibka Ka Shaqeeya Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Markii Ugu Horaysay Ee Xukuumad Somaliland Ahi Ay Bilawday Diiwangelinta Ajaanibka Ka Shaqeeya Somaliland
Isniin 05 Feb 2018 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa sheegtay inay bilaabeen diiwangelinta shaqaalaha ajaanibka ah ee Somaliland ku sugan, waa markii ugu horaysay ee xukuumad Somaliland ahi ay hawshani ku dhaqaaqdo, kor ka daawo

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip