Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro Oo Ugu Baaqay Wasiirka Khaarajiga Sacad Cali Shire Iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Emirateka Baashe Cawil Inay Is Casilaan Ama Madaxweyne Biixi Xilka Ka Xayuubiyo

0
Monday February 12, 2018 - 16:17:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro Oo Ugu Baaqay Wasiirka Khaarajiga Sacad Cali Shire Iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Emirateka Baashe Cawil Inay Is Casilaan Ama Madaxweyne Biixi Xilka Ka Xayuubiyo

    Shariikad La Sheegay Inay Maalgashiga Uga Wakiil Tahay Somaliland Oo Lagu Qoray Labada Nin Waa Musuq Maasuq Cad Oo Ka Soo Horjeeda Qawaaniinta Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shariikad La Sheegay Inay Maalgashiga Uga Wakiil Tahay Somaliland Oo Lagu Qoray Labada Nin Waa Musuq Maasuq Cad Oo Ka Soo Horjeeda Qawaaniinta Somaliland
Isniin 12 Feb 2018 Hargeysa (HALBEEG)-- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, oo warfidiyeenadda kula hadlaayay xafiiskiisa xarunta xisbiga WADDANI ayaa ugu baaqay wasiirka arrimaha dibadda iyo wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Emirateku inuu sida ugu dhakhsaha badanleh isku casilaan, ama madaxweynahu xilka ka xayuubiyo, isagoo ku eedeeyey musuq maasuq, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip