Daawo Video Kor Guji: Wasiirka Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore "Mashruucii Biyaha Xunbo Weyne Wuu Fashilmay"

0
Tuesday February 13, 2018 - 02:16:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Kor Guji: Wasiirka Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore "Mashruucii Biyaha Xunbo Weyne Wuu Fashilmay"

    Wasiirku Wuxuu Sheegay In Mashruuca Bilaw Ilaa Dhamaad La Siyaasadeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku Wuxuu Sheegay In Mashruuca Bilaw Ilaa Dhamaad La Siyaasadeeyay
Isniin 12 Feb 2018 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirka biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore, ayaa mudanayaasha aqalka sare ee Somaliland ee guurtida u xaqiijiyay maanta in mashruucii biyaha ee xunbo weyne ee Hargeysa biyaha lagu keenaayay uu gebi ahaanba fashilmay, isagoo ku sababeeyey in tayada biyaha, iyo quwadda biyahu aanay ku filayn inay Hargeysa soo gaadhaan, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip