Soo dhawentii madaxweyne ku xegeenka ee nord america waxay cadaynaysaa sida loo jecelyahay by gudoomiyaha xisbiga kulmiye maxamed muuse ee dalka belgium

0
Thursday April 30, 2015 - 13:16:07 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo dhawentii madaxweyne ku xegeenka ee nord america waxay cadaynaysaa sida loo jecelyahay by gudoomiyaha xisbiga kulmiye maxamed muuse ee dalka belgium

    Lagabilaabo 2010 markii xisbiga kulmiye uu ku guuleystey doorashadii dhacdey wakhtigaas kor ku xusan,madaxweyne ku xigeenku wuxuu guulu aad u waaweyn oo sida dayaxa kacad .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lagabilaabo 2010 markii xisbiga kulmiye uu ku guuleystey doorashadii dhacdey wakhtigaas kor ku xusan,madaxweyne ku xigeenku wuxuu guulu aad u waaweyn oo sida dayaxa kacad .
Markii xisbiga kulmiye yimidey xukunka madaxwene silaanyo iyo madaxweyne saylici waxay yimaadeen wadanka oo bari iyo galbeedba aad u kaladaadsan ,oo dhaqaaluhu baabayahay umadu aad u kacsantahay mustaqbalkooga ka walwalsantahay .

Gaar ahaan gobolka awdal iyo salal waxaa kajiray dhibaatooyin balaadhan oo ay kamid ahayd xumaan badan oo RIYAALE kala dhaxdhigey dadka waalah ah ee wadadhashay

Hadaba madaxweyne ku xigeenga somaliland intii uu joogay ilaa maanta wax aad u weyn ayuu kaqabtey somaliland gaar,ahaan gobolada awdal iyo salal,gabiley ,wuxuu mideeyey dhamaan umada degen galbeedka s/land ,wuxuu aasay qabyaaladii uu sameeyay daahir riyaale ,


Guulaha madaxweyne ku xigeenka waxaa kamid ah mideynta beelaha galbeedka,wadadii dilla iyo boorame oo dhamaatay,shirkii wadajir oo aan dhaceen saylici haddii uuna taageerin,dhagax dhigii dekeda lughaya oo la dhisidoono dhawaan haddii alle idmo,wadada muhiimka ah IMAM HAJI AXMED MIZAN ee isku xeego iyo borama, dadka gobolka oo uu dhiirigaliyey si ay wax u qabsadaan ,

Xaga dhaqaalaha ee somaliland gobolada galbeedku waxay kaga jiraan qaybta hore waxayna ka fiicantahay markaad is garabdhigto 2010 iyo maanta oo ay taariikhdu tahay 2015 taasina waxaa maragmadoon ah hogaanka wanaagsan madaxwenha iyo ku xigeenka saylici sida ay maamulkoogu u wanaagsanyahay iyo daacadnimada kujirta

Dhawaan markii aan gaadhay somaliland gaar ahaan gobolada AWDAL IYO SALAL,waxaan ku soo arkay dhamaan dadkaas waxay xoog u taageersanyihiin madaxweyne ku xigeenka s/land c/raxmaan c/lahi saylici

Hadaba waxaan layabaanaa shaqsiyaad aanan garaneyn meel ay ka degenyihiin somaliland oo hadana sheegta iney macaarad kuyihiin,bulshada goboladaasi waxay si buuxda u taageersantahay madaxweyne ku xigeenka ,dadka ugubadan ee degen awdal iyo salal,gabiley,waa dadkiisa,laakiin kuwan sheeganaaya wabar somaliland hal tuulo kamadegaan ee maxay mucaarad ku noqonayaan? Maalin dhaweyd websid ka boramanews ayaa soo daayee rayiga dadweynaha waxay cadeeyeen dadka dhulka is leh ee goboladaas degen inaaney habayaraatee ninkaa tiinkagaley inayna taageersanayn,bulshada degen dibaduna sidaas ayey aaminsanyihiin waxaanad kagarankartaa sida loo soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement