Madaxweynahii Soomaaliya Oo Safar Ku Jooga Ayaan Dhakhtar Turkiga U Tagay Finland Waan Degenahay Waa Dhalaal Habaabis

0
Thursday April 30, 2015 - 14:21:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynahii Soomaaliya Oo Safar Ku Jooga Ayaan Dhakhtar Turkiga U Tagay Finland Waan Degenahay Waa Dhalaal Habaabis

    Waxaan salaamaya ummadda Somalind ee jecel gooni isu taaga Somalind ee daneeya SIYAASADA GOONI ISU TAAGA SOMALIND.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamaya ummadda Somalind ee jecel gooni isu taaga Somalind ee daneeya SIYAASADA GOONI ISU TAAGA SOMALIND.
Maal mahan waxa leysla dhaxmarayey in Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu tagey dalka turkiga isago o uu ku sugan yahay madax weynaha Somalia,uuna,warkaasi oo runtii mareego daneeya Siyaasad Gooni isu Taaga Somalilnd ay soo gudbiyeen hadaba markii danbena uu xusbiga wadani inuu Dhaqtarka ilkaha u tagey iyo xaalad cafimaad,ummaddii qurbuhu waa la yaaben hadalkaa ma Ciro oo dagan Finland oo wadanka caafimaadka ugu horeeya dunida ah sida TB ayaa turki isu soo dawynaya,tan kale masaafada yurub iyo turkigu waxba iskuma jiraan waa dhowr sacadood,waxa kale oo jirta dhaqtarka balan ayaa laga sameystaa maxay ummadda ugu sii sheegi wayeen,Tan kale maxa uu xili kale u tagi waayey cafimaadka maxaa ku hagaajiyey markii madax weynaha Somalia tagey turkiga.Ummadii Somalind aad ayey uga xumaatey warka la leeyahay dhaqtar baan u tagey waxa u dhaami lahay xafladda caalamka lagu soo casuumey ayaa leygu soo casuumey.


Qarinta iyo majaro habaabintaa dhaqtar baan u tagey maxay dhashey?Runtii anigana dhahoo ummad badan ayaa dib ugu joogsatey xusbiga wadani markey arkeen dhalaan habaabista ummada loo sheegayo iyo shaki weyn oo ay ka qabaan cadwga badan ee hoosta uu kala kulmay,waxa kale oo jira markaad ASQO u dhiibtey dadka waxay sii cadeysay in wax jiraan oo aad cadowga kula soo heshiisay:

Waxaa hadaba Bulsho weynta Somalind is waydiiyeen su’aalo badan oo runtii ku saabsan Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxayna yihiin kuwan.

1-Maxaa u ugu tagey turki?

2-Ciro ma aamin san yahay gooni isu taaga Somalind?

3-Maxaa la qarinaya?

4-Ciro muxuu u tagi waayey aqoonsigii dowladah hoose ee Shafiil isago London ku sugan?

5-10 Sano ee u danbeeyey ciro imisa rabshadood ayuu haldoor ka ahaa Somalind? waa badan yihiin.

6-Baarlamaankii dhamaa ee ma dhaleyska noqdey 10 sano maxaa keeney?

7-150 Mooshin ee xukumada siraanyo mar satey yaa ka masuul ahaa?

8-Distaarka iyo 1000 xeer oo qabyo ah maxaa loo sameyn waayey 10 sano?

12-Dorashadii dowlada hoose yaa dhibkeeda ka masuul ahaa?

13-Xusbigiisu sharci ma ku soo baxay kolkaad ka gaboose u eegtid?

14-Xaguu ina geyn haduu madaxweyne noqdo? ma sida baarlamaanka ayuu BUSTE QOYAN SAARI SOMALIND mise waabey ka dari?

Waxaan Su’aalaha u dhaafaya dadka daneeya SIYAASADDA GOONI ISU TAAGA SOMALIND

Somalind ha noolaato………Horena how socoto…..

Mahadsanid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement