Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici Oo Safar Ku Joogay Dalka Jibouti Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Daawo Video

0
Sunday June 11, 2017 - 02:14:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici Oo Safar Ku Joogay Dalka Jibouti Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Daawo Video

    Wuxuu Ahaa Safar Shakhsi Ah, Waxaase Isweydiin Leh Muxuu Warbaahinta Ula Hadlay Hadduu Safar Shakhsi Ah Yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu Ahaa Safar Shakhsi Ah, Waxaase Isweydiin Leh Muxuu Warbaahinta Ula Hadlay Hadduu Safar Shakhsi Ah Yahay
Sabti 10 June 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo muddo dheer ku joogay safar shakhsi ah magaalo madaxda dalka Jibouti, ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxaase layaableh in isagoo safar shakhsi ah ku maqna uu haddana safarkiisii shakhsiga ahaa warbaahinta kala hadlay.


Waxay muujinaysa baratakool xumadda iyo nidaamkii dawladnimadu siduu ugu ag dhintay xukuumadda uu madaxweyne ku xigeenka ka yahay oo 8 sanno ee ugu danbeeyey dalka xukumaysay, kor ka daawo isagoo warbaahinta la hadlaya

Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement