Daawo Video Xukuumadda Somaliland Oo Xidhiidhkii U Goysay Dalka Qatar, Balse Ma Xidhiidhba Ka Dhexeeyey Marka Hore, Somaliland Lama Aqoonsana? Xita Hawadeeda Iyo Beddeeda Ma Maamusho Muxuu Xidhiidh Jaristani Taraysa?

0
Sunday June 11, 2017 - 02:18:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Xukuumadda Somaliland Oo Xidhiidhkii U Goysay Dalka Qatar, Balse Ma Xidhiidhba Ka Dhexeeyey Marka Hore, Somaliland Lama Aqoonsana? Xita Hawadeeda Iyo Beddeeda Ma Maamusho Muxuu Xidhiidh Jaristani Taraysa?

    Somaliland Xita Hawadeeda Oo Dalka Qatar Isticmaalayso Ma Maamusho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Xita Hawadeeda Oo Dalka Qatar Isticmaalayso Ma Maamusho
Sabti 10 June 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa barxadda hore ee xarunta madaxtooyada kula hadlay warfidiyeenadda, wuxuuna u sheegay inay Somaliland xidhiidhkii u jartay dawladda Qatar, layaabka ay arrintani leedahay ayaa ah, inaanay marka horaba Somaliland iyo Qatar xidhiidh diblomasiyadeed lahayn, arrinta ka sii yaab ka badanina waxay tahay hawada Somaliland oo ay hadda diyaaradaha dalka Qatar isticmaalaan Somaliland ma maamusho ee waxaa ogolaanshaha siisay dawladda Soomaaliya, marka su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay muxuu xidhiidh goyntani soo kordhinaysa aan ka ahayn afka baarkiisa, kor ka daawo wasiir Sacad oo arrinta sheegaya


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement