Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Difaacay Xukuumadda Eedo Uga Yimid Golaha Culumadda Qaadiriyadda Oo Saluugay Guddidii Culumadda Ee Siilaanyo Sameeyey

0
Wednesday June 14, 2017 - 02:10:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Difaacay Xukuumadda Eedo Uga Yimid Golaha Culumadda Qaadiriyadda Oo Saluugay Guddidii Culumadda Ee Siilaanyo Sameeyey

    Golaha Culumadda Qaadiriyadda Ayaa Hore Ganafka Ugu Dhuftay Guddida Culumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Culumadda Qaadiriyadda Ayaa Hore Ganafka Ugu Dhuftay Guddida Culumada
Sallaasa 13 June 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Guddida culumada qaadariyadda ee Somaliland ayaa shallay eed balaadhan usoo jeediyey madaxweyne Siilaanyo, iyagoo ku eedeeyey inuu qas diimeed iyo khilaaf ka dhex bilaabay gudaha Somaliland, iyagoo daba socday go'aankii Siilaanyo dhawaan ku magacaabay guddida culumadda Somaliland, oo golaha qaadiriyadda laga reebay, haddaba waxaa jawaab ka bixinaya qareenka guud ee Somaliland, kor ka daawo


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement