Ganacsatada Suuqyada Hargeysa Oo Walaac Weyn Ka Bixiyay Tuugadda Casriyaysan Iyo Ta Badheedhka Ah Oo Faraha Ka Baxday Iyadoo La Gallay Tobankii Maalmood Ee Ugu Danbeeyey Ee Ramadaan

0
Thursday June 15, 2017 - 02:27:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsatada Suuqyada Hargeysa Oo Walaac Weyn Ka Bixiyay Tuugadda Casriyaysan Iyo Ta Badheedhka Ah Oo Faraha Ka Baxday Iyadoo La Gallay Tobankii Maalmood Ee Ugu Danbeeyey Ee Ramadaan

    Haweenka Ayaa Ku Soo Biiray Tuuganimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenka Ayaa Ku Soo Biiray Tuuganimada
Arbaca 14 June 2017 Hargeysa (HALBEEG)-- Suuqyada waaweyn ee Hargeysa, gaar ahaana suuqa weyn ee Waaheen iyo suuqa gobonimo ayaa waxaa fara-baas ku haya tuuga koox koox u socota oo xadaya dadka macaamiisha ah iyo weliba agabka iyo allaabta ganacsatada suuqa wax ku iibisa, arrinta ugu yaabka badan ayaa ah in haween ama dumar ay ku soo biireen tuugadda, kor ka daawo telefishanka HCTV oo warbixintani ka diyaariyay


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement