Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
Sunday June 18, 2017 - 05:13:03 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa

    Inalilah Wa Ina Ilayhi Rajacuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inalilah Wa Ina Ilayhi Rajacuun
Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa


Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi , Sh.Khadar Sh.Siciid Aw Nuur, Sh.Axmad Aw Cilmi Nuur, Prof.Sayid Abokor Sh.C/laahi, Sayid Cumar Sh.C/laahi, Sh.C/laahi Mataan,Eng. Asad Sh.Siciid Aw Nuur, Eng.Mustafe Maxamed Magan, Sh.C/qaadir Aw-Jirde Sh.Muxumed


Suldaan C/raxiim Saxaardiid Kaahin,Ganacsade Nuur Muuse Guuleed (Nuur Shiraqle)Xildhibaan Jamaal C/laahi (Dhugad),Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade, Xildhibaan C/laahi Aadan Cali {Cabaas) ,Xildhibaan Axmed Cali Haybe,Xildhibaan C/qani Yuusuf Macalin Gahayr, C/raxmaan Mujaahid Maxamed Talyaani ,Eng. Xamse Gaaxnuug Caydiid,Gud.Ismaaciil Sh.Muuse Aadan,Maxamed Xaashi Yuusuf (Gomoshe),Eng.Maxamuud Cabdi Dhuule (Dakhare),Gaashaanle Shabac Koosaar Dhuule,Mustafe Xaaji Muuse Kaahin, Muj.C/kariim Jaamac Warsame(Indhayare), Cabdi Jirde Jaamac,, Geedi Axmed Xirsi, Maxamuud Aadan Haybe(Cigaal),Cabdi Cilmi Cige,Muj.Maxamed Cabdi Galaal (Bidhi),C/laahi Cismaan Cige, Mujaahid Faysal Cali Cumar (F,Daaniye), C/laahi Aadan Caabi,Yuusuf Maxamed Cabdi (Y Iimey), Xamdi Aw Ciise Kaahin , Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahim Cabdi Mohamad, Sh.Ibraahim Cige Iidle, Cabdiraxmaan Xuseen,Sh.Axmad Cabdi Jamac, Eng, Axmed Yusuf Mohamed, Xuseen Faarax Xirsi, Eng. Axmed Weli, C/fatax Axmad Awcilmi, C/risaq Maxamad, C/lahi Sh.C/raxman, Saxafi Miyir Cali Xuseen, Sh.Cali Shaybe, Sh.Xariir Geele, Musatafe Xasan, Nasir Axmad Rooble, Maxamad Cumar Yare(sanwaa), Gor.C/risaaq Aw Cismaan, Sh.Mubarak Aw Cisman Cali,Sayid Cali Xasan, C/qaadir Fu’aad, Sh.Mahdi Axmed Dirir, Maxamad Xasan Jamac, Muxsin Aw Cali, Eng, Maxamad Maxamuud Muse, Cabdi Aw Siciid.Xuseen Khayre Guuleed

Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Cabdi Dhagax iyo Dhamaan Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aadan Aw Ibraahim Aw Xasan (Aadan Aw Qoobey) oo 21 Ramadaan 1438- 16/6/2017 ku geeriyooday magaalada Hargeysa


Ilahay Qabriga ha u waasiciciyo Naxariistiisii jano-na ha ka waraabiyo

Aaamiin ………………Aaamiin …………………Aaamin…………………Aaamiin……. Aamiin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement