Daawo Video: Roobab Ka Da'ay Magaalada Wajaale Oo Sababay Khasaare Dhimasho, Dhaawac Iyo Burbur Hantiyeed Ah

0
Sunday June 18, 2017 - 05:20:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Roobab Ka Da'ay Magaalada Wajaale Oo Sababay Khasaare Dhimasho, Dhaawac Iyo Burbur Hantiyeed Ah

    Magaalada Waxaa Ka Go'ay Korontada Waxaana Kala Xidhmay Isku Socodka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Waxaa Ka Go'ay Korontada Waxaana Kala Xidhmay Isku Socodka
Axad 18 June 2017 Wajaale (HALBEEG)-- Magaalada Wajaale ee ku taalla xuduudka u dhexaysa Somaliland iyo Ethiopia, oo ah magaalo xudun u ah ganacsiga u kala goosha labada dhinac, ayaa waxaa ka da'aayay 24 saacadod ee la soo dhaafay roobab mahiigaan ah, oo sababay khasaare naf, mood iyo dhaawacba leh.

Kor ka daawo weriye madax bannaan oo ku sugan magaalada Wajaale oo warbixintani noo soo diray


Halbeegnews, Wajaale
contact@halbeegnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
Advertisement