Wararka

Jabhad Ka Soo Jeeda Beesha Warsangali Oo Beriga Gobolka Sanaag Kaga Dhawaaqay Jabhad La Baxday Gaadh-Haye

0 Visits: 301 | Saturday June 24, 2017 - 05:42:00
Waxay Ka Soo Horjeedaan Somaliland

Read More »

Madaxweyne Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Gaadhay Magaalada Widhwidh Iyo Wefdigiisa Qaybtii Labaad Oo Buhoodle Gaadhay

0 Visits: 24 | Saturday June 24, 2017 - 05:35:50
Dr. Galaydh Iyo Wefdigiisu Way Diideen Inay La Hadlaan Warbaahinta

Read More »

Daawo Video: Wasiirka Waxbarashada Somaaliland Oo Ka Hadlay Sidii Loo Tayayn Lahaa Macalimiinta

0 Visits: 25 | Friday June 23, 2017 - 02:07:17
Cabdilaahi Habane Wuxuu Hadal Ka Horjeeday Macalamiinta Somaliland

Read More »

Daawo Video: Gabiley Taageerayaal Ku Biiray Xisbiga WADDANI

0 Visits: 38 | Wednesday June 21, 2017 - 03:13:05
Beesha Degta Deegaanka Batar ee gobolka Gabiley Ayaa Ku Dhawaaqay Inay Ku Biireen Xisbiga WADDANI

Read More »

Daawo Mu'adinkii Masaajidka Finsbury Park Oo Telefishanka HCTV Uga Waramay Falkii Argagixiso Ee Xallay Dadka Lagu Weeraray Gaadhiga

0 Visits: 30 | Tuesday June 20, 2017 - 03:03:35
Imaamku Wuxuu Ka Sheekeeyey Sida Wax U Dhaceen

Read More »

Siyaasi Cismaan Cumar Dool Oo Hargeysa Dib Ugu Soo Laabtay

0 Visits: 33 | Tuesday June 20, 2017 - 02:55:46
Cismaan Dool Wuxuu Ka Tirsanyahay Madaxda xisbiga WADDANI

Read More »

Xildhibaan Sheegtay Inuu Lahaa Fekerka Inay Somaliland Taageerto Huwanta Dhagaraysan Ee Sacuudigu Hogaamiyo Soona Bandhigay Feker Labaad

1 Visits: 57 | Monday June 19, 2017 - 02:42:21
Xildhibaan Dheeg Wuxuu Ka Sheekaynaya Sida Go'aanka Xukuumaddu Ku yimid

Read More »

Daawo Video: Roobab Ka Da'ay Magaalada Wajaale Oo Sababay Khasaare Dhimasho, Dhaawac Iyo Burbur Hantiyeed Ah

0 Visits: 74 | Sunday June 18, 2017 - 05:20:21
Magaalada Waxaa Ka Go'ay Korontada Waxaana Kala Xidhmay Isku Socodka

Read More »

Somaliland Iyo Khaatumo Oo Heshiis Horudhac Ah Ku Gaadhay Hargeysa

0 Visits: 50 | Sunday June 18, 2017 - 02:40:07
Waxaa Lagu Soo Bandhigay Heshiisyo Ay Ka Mid Yahiin In La Furo Dastuurka Somaliland Si Saami Qaybsiga Loo Dhamaystiro

Read More »

Ujeedada Dhabta Ah Ee Madaxweyne Siilaanyo U Booqanayo Dalka Emirateka Xilligan Oo Xukuumadiisa Cimrigeedu Ka Hadhsanyahay 5 Bilood Oo Qudha, Siilaanyo Iyo Qoyskiisa Ayaa Degenaansho Ka Hellay Emirateka

0 Visits: 459 | Saturday June 17, 2017 - 02:31:41
Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Guri Laga Siiyay Magaalada Abu-dhabi, Waxaana Dalka Emirateku Siiyay Lacag Ku Dhaw 20 Milyan oo Dollar

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Bedel Ku Sameeyay Agaasimayaasha Xukuumadiisa Xilli 4 Bilood Cimriga Xukuumadiisa Ka Hadhay

0 Visits: 75 | Friday June 16, 2017 - 06:30:52
Madaxweynahu Wuxuu Wax Lagu Tilmaamay Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimayaashiisa

Read More »

Ciidamadda Booliiska Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Sheekh Ismaaciil Cumar Madar Oo Dhawaan Dalka Emirateku Ka soo Musaafurisay Emirateka Isagoo Ka Qayb Gallaayay Tartanka Quraanka Ah. Sheekh Ismaciil Ayaa Martiqaad Ka Helay Dalka Qatar

0 Visits: 149 | Friday June 16, 2017 - 03:25:53
Warka HALBEEG Heshay Ayaa Tibaaxaya in Sheekh Ismaaciil Cumar Madar Uu Martiqaad Ka Hellay Dawladda Qatar Isla Markaana Saaka Usii Jeeday Doha

Read More »

Daawo Video: Culumada Qaadiriyadda Ee Loo Yaqaano Sunna Waljameeca Ayaa Qaadacay Gudd

0 Visits: 36 | Friday June 16, 2017 - 02:48:55
Waxay Ku Sheegeen Guddidaasi Mid Aan Loo Dhamayn

Read More »

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

0 Visits: 55 | Thursday June 15, 2017 - 02:45:21
Qarax Ka Dhacay Maqaaxiyo Ku Yaalla Magaalada Muqdisho

Read More »

Danjiraha Midawga Yurub U Qaabilsan Soomaaliya Veronique Lorenzo Ayaa Kulan La yeelatay Wasiirka Maaliyadda Somaliland

0 Visits: 46 | Thursday June 15, 2017 - 02:34:58
Samsam Cabdi Aadan Oo La Hadashay Warbaahinta Ayaa Sheegtay In Midawga Yurub Xukumadeeda Ku Ammaanay Bixinta Lacagtii Doorashooyinka

Read More »

Shariikadda Worldremit Oo Kaashanaysa Android Google Ayaa Hirgalisay Barnaamij Casri Ah Oo Ku Shaqaynaya Android Oo Si Fudud Lacagaha Adduunyada Oo Dhan Mobile La Iskugu Diri Karo

0 Visits: 80 | Wednesday June 14, 2017 - 02:29:02
Waa Tiknoolajigii Ugu Heerka Sareeyey Ee Shariikad Lacagaha Xawisha Ay Hirgalisay, Android Mobile To Mobile Transfer Oo Meesha Ka Saaraya Bangiyadii Lacagta La Iskugu Xawili Jiray

Read More »

Daawo Video: Wajaale: Qashinka Iyo Dadka Dhinta Oo Meel Lagu Wado Aaso Magaalada Wajaale

0 Visits: 80 | Wednesday June 14, 2017 - 02:25:30
Arrin Argagax Badan Ayey Ku Noqotay Shacabkii Daawaday

Read More »

Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Difaacay Xukuumadda Eedo Uga Yimid Golaha Culumadda Qaadiriyadda Oo Saluugay Guddidii Culumadda Ee Siilaanyo Sameeyey

0 Visits: 73 | Wednesday June 14, 2017 - 02:10:27
Golaha Culumadda Qaadiriyadda Ayaa Hore Ganafka Ugu Dhuftay Guddida Culumada

Read More »

 
Advertisement