Maqaallo

3 dhaliilood mid qaran , mid qoomiyadeed iyo mid shakhsiyadeed oo wasiir Ab-gaal leeyahay !!. Dr.khadar-Libaaxley.

0 Visits: 91 | Sunday September 03, 2017 - 02:49:05
waa masuul sumad u leh astaanta 4 guul darado sida aynu darisnay.....

Read More »

Daawo Fekerkan: Reer-gabilayoow Yeynaan Kaambeynka Kukala Dhiman

0 Visits: 118 | Sunday September 03, 2017 - 02:47:05
Akhriste Feker Jeedinaya

Read More »

Annaga oo ah odayaasha Musdambeedka jaalliyadaha reer Somaliland Ingiriiska waxaannu u soo gudbinayna shacbiga Soomaliland debed iyo gudaba ciidda hanbalyo iyo bogaadin ciidda barakaysan awgeed iyo qodobbo kale

0 Visits: 54 | Sunday September 03, 2017 - 02:45:05
Waxaannu u rajaynayaa dhammaan qoomiyadda Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka ee kale ciidda barakaysan, barwaaqa iyo nabadqab......

Read More »

Yaa Ka Masuul Ah Dayaca Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland! W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

0 Visits: 95 | Sunday September 03, 2017 - 02:42:54
Mid ka mid ah ehelkiisa oo ka warrama siduu wax u noqday.........

Read More »

Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

0 Visits: 193 | Wednesday August 23, 2017 - 02:01:51
Baribaa waxa layidhi gabadh baa nin ay jaar ahaayeen ceebaysay oo cid walba ku tiri hebel waa tuug, markii danbe ayey boolisku xidheen markii uu muddo jeelkii ku jirey ayay cadaatey inaan wax danbi ah oo arintaa la xidhiidha lagu hayn deedna layskasoo daayey.

Read More »

Ultimately Al-Shabaab Will Fail By Mark Jones

0 Visits: 336 | Saturday June 24, 2017 - 05:40:16
There needs to be fresh thinking when it comes to tackling the underlying causes of terrorism.....

Read More »

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa. Qallinkii Cabdiraxmaan Caddami Maayarkii Hore Hargeysa

0 Visits: 235 | Sunday June 18, 2017 - 05:16:18
Axmed Ismaaciil (Qaasim) waa kii lahaa: " Isma doorin gaalkaan diray iyo daarta kii galay." Waxa ka dambeeyay rajiimkii dhiigya cabka......

Read More »

Daahfurka Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: 2014kii mise 2017ka? Qormada Kowaad!

0 Visits: 234 | Sunday June 18, 2017 - 05:14:29
Wasiir Samsam Cabdi Aadan iyada oo 21kii Feberweri, 2013ka ka hadlaysa xaflad Huteelka Maansoor loogu qabtay Xuska Afka Soomaaliga oo ay Naadiga Somali Pen soo qabanqaabiyeen waxa hadalladeeda ka mid ahaa

Read More »

Duur-xulka Ku-talo-galka ah (Constructive Ambiguity) Qallinkii Cabdirashiid Jeeni

0 Visits: 220 | Sunday June 18, 2017 - 05:10:06
Dhanka kale, waqtigii dhexdhexaadinta China iyo Taiwan, mid ka mid ah war-murtiyeedyada laga soo saaray oo la odhan jirey "War-murtiyeedkii Shanghai"

Read More »

Taliyaha Booliska Somaliland: Duudsi, Dayac iyo Dil Ayaa Lagu Xasuusan Doonaa

0 Visits: 351 | Thursday June 15, 2017 - 05:39:34
Waxa lagu xasuusan doonaa in uu Gaashaanle Sare Maxamuud Ducaale ku eryay kaddib markii uu diiday in uu xabbad ku furo dad shacab ah oo soo dhawaynayay Guddoomiye Cirro

Read More »

Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa? Qallinkii Cabdirashiid Jeeni

0 Visits: 269 | Wednesday June 07, 2017 - 03:18:24
Sida aynu la soconno dawladaha Islaamka ah ee Bariga Dhexe iyo badi dawladaha ah quwadaha waaweyni dalka Sucuudiga waxa ay u arkaan hormuudka siyaasadeed, diineed iyo quwadeedba....... sii akhris hoos

Read More »

Who were 'Africa's First Democrats'? A review By Mohammed Haji Ingiriis Of Oxford University

0 Visits: 561 | Friday June 02, 2017 - 03:25:23
Samatar's knowledge of southern Somali history is so limited that he conflates names and places. He uses first names, sometimes second or third names

Read More »

Tacsida Maxbuus Ku Geeriyooday Xabsiga Hargeysa iyo Xog-warranka Xaaladaha Murugsan Ee Xabsiyada Dalka!

0 Visits: 266 | Tuesday May 30, 2017 - 23:06:56
Cabdi Yuusuf: Waxa uu ahaa nin xagga dhimirka wax ka qaba. Xilliyada qaar isaga oo muddug ah oo sidii ay hooyadii ku dhashay

Read More »

Doorkii Xalka Ee Ururdiimeedka Al-Saadicuun-Bilxaq Waa La Gees Maray W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)

0 Visits: 212 | Tuesday May 30, 2017 - 23:04:54
Waxaa jira culimo dhawr ah oo si guud uga hadlay fikrado laxidhiidha gaalaysiinta "Takfiirka",

Read More »

Khiyaamada Uu Kula Dhaqmayo Xaaska Maxaa Uu Ka Dheefaya

0 Visits: 227 | Sunday July 05, 2015 - 13:30:23
Qudhac(X) waxa uu ahaa nin xaas leh gabdhaha kale telefoonadooda markuu save-garaynayo wuxuu magacyo uga dhigi jiray magacyada hay'adaha si aanay xaaskiisu u fahmin marka ay telefoonkiisa baadh baadhayso.

Read More »

MADAXWEYNE BACDA IYO QAADKA KEEBAA HALIS AH W/Q: Hamse Bashe Muhumed (H.shaadhey)

0 Visits: 196 | Sunday July 05, 2015 - 12:00:46
Waxaan la soconaa in Maanta qasriga madaxtooyada Somaliland ay kasoo baxaday wareegto madaxweyn oo madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mud.Axmed siilaanyo ku dhawaaqay in muddo 120 cisho gudahood lagaga cidhib tiro isla markaana lugu dabar jaro, wax alaale wixii bac ah ee dalka gudihiisa ku jira.

Read More »

Halkay Ka Khaldantahay Tarbiyadda Caruurta Soomaalidu Qallinkii Guuleed Shaacir

0 Visits: 236 | Wednesday May 06, 2015 - 13:32:41
Soomaalida oo lagu xanto umad kala dambaynta iyo ismaqalku ku yaryahay ,ayaa qolaba dhinac ula kacdaa waxyaalaha saldhiga u ah dhibaatooyin bulsho ee haysta ,aniga oo waayo aragnimo aan dheerayn u leh ilmaha soomaaliga ah ,hadana waxa aan jeclaystay inta aan aqoon iyo waayo aragmo ku helay in aan idinla…

Read More »

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmauud Siilaanyo Ma Geyo In Lagu Aflagaadeeyo Dib Udhaca Doorashada.

0 Visits: 144 | Tuesday May 05, 2015 - 14:27:26
Sida haniyo iyo himaladu ahayd waxaa qorshaynayd in dalka ka dhacaan doorashooyin sanadkan 2015-ka se waxaa marnaba lama ilaawaana in waxkastoo jira uu ka weyn yahay qadarka ilaahay,

Read More »

Madaxweyne Bedelkii Khadar Cali Gaas Cid-Baa Kaga Habooneydoo Xeero Bahalku Jiro Xoolo Kumma Dhaqmaan. Faallo Cabdi Casiis Bashiir Nor

0 Visits: 164 | Tuesday May 05, 2015 - 13:25:18
Xallay Goor danbe waxa war-saxaafadeed kasoo baxay xarunta Madaxtooyadda Somaliland lagu sheegay inuu madaxweyne siilaanyo xilkii ka caydhiyey Maareeyihii Tv-ga Dawladda Somaliland mudane Khadar Cali Gaas.

Read More »

 
Advertisement