Wararka

Shariikadda Worldremit Oo Kaashanaysa Android Google Ayaa Hirgalisay Barnaamij Casri Ah Oo Ku Shaqaynaya Android Oo Si Fudud Lacagaha Adduunyada Oo Dhan Mobile La Iskugu Diri Karo

0 Visits: 100 | Wednesday June 14, 2017 - 02:29:02
Waa Tiknoolajigii Ugu Heerka Sareeyey Ee Shariikad Lacagaha Xawisha Ay Hirgalisay, Android Mobile To Mobile Transfer Oo Meesha Ka Saaraya Bangiyadii Lacagta La Iskugu Xawili Jiray

Read More »

Daawo Video: Wajaale: Qashinka Iyo Dadka Dhinta Oo Meel Lagu Wado Aaso Magaalada Wajaale

0 Visits: 106 | Wednesday June 14, 2017 - 02:25:30
Arrin Argagax Badan Ayey Ku Noqotay Shacabkii Daawaday

Read More »

Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Difaacay Xukuumadda Eedo Uga Yimid Golaha Culumadda Qaadiriyadda Oo Saluugay Guddidii Culumadda Ee Siilaanyo Sameeyey

0 Visits: 94 | Wednesday June 14, 2017 - 02:10:27
Golaha Culumadda Qaadiriyadda Ayaa Hore Ganafka Ugu Dhuftay Guddida Culumada

Read More »

Daawo Video Garoowe: Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Oo Gaadhay Magaalada Garoowe

0 Visits: 47 | Wednesday June 14, 2017 - 01:40:14
Safarka Wasiirka Ayaa Qayb Ka Ah Arrimaha Midaynta Maamul Goboleedyada Soomaaliya

Read More »

Daawo Video: Madaxweynaha Somaaliland Oo Meelmariyey Maalinta Ay Dhacayso Doorashada Dalku

0 Visits: 69 | Monday June 12, 2017 - 03:58:45
Doorashada Ayaa Loo Qoondeeyey 13 Bisha November 2017

Read More »

Daawo Video: Wafdi Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyha Xisbiga Kulmiye Oo Gaadhay Boorama

0 Visits: 74 | Monday June 12, 2017 - 03:55:18
Muuse Biixi Wuxuu Socdaal Ku Tagay Magaalada Boorama Xilli Ku Xigeenkiisii Ku Nasanayo Hargeysa

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici Oo Safar Ku Joogay Dalka Jibouti Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Daawo Video

0 Visits: 47 | Sunday June 11, 2017 - 02:14:10
Wuxuu Ahaa Safar Shakhsi Ah, Waxaase Isweydiin Leh Muxuu Warbaahinta Ula Hadlay Hadduu Safar Shakhsi Ah Yahay

Read More »

Daawo Video Xisbiga WADDANI Oo Cambaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Xildhibaano Golaha Deegaanka Degmada Saylac

0 Visits: 62 | Sunday June 11, 2017 - 02:10:51
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde Ayaa Shir Jaraa'id Ku Qabtay Hargeysa

Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inaanay Dhinacna Raacsanayn Khilaafka Dalka Khaliika Iyo Dalalka Kale Ee Gacanka Carbeed Sheegayna In Ay Walaac Ka Qabto

0 Visits: 105 | Thursday June 08, 2017 - 03:06:59
Warsaxafadeed Ka Soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Ayaa Lagu Sheegay Inaanay Dhinacna Raacsanayn Dawladda Soomaaliya Qatar Iyo Huwanta Sacuudiga

Read More »

Waxgaradka Deegaanka Ceel-Afweyn Oo Taageeray Shirweyne Lagu Qabanayo Hargeysa

0 Visits: 75 | Wednesday June 07, 2017 - 03:07:14
Waxay Iskugu Yimaadeen Deegaanka Ceel-Afweyn

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Lacag Dhan 70,000 Dollar Ku Wareejiyey Wasaaradda Caafimaadka Si Wax Looga Qabto Shuban Biyoodka Burco

0 Visits: 90 | Wednesday June 07, 2017 - 03:04:21
Waxaa Joogay Madasha Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn Aan Macno Buuran Ku Fadhiyin Ku Sameeyey Wasiir Ku Xigeenadiisa Wasiiru Dawlayaalna Soo Kordhiyay Golahiisa Wasiiradda Ayaa Gaadhaya 75

0 Visits: 327 | Tuesday June 06, 2017 - 02:19:51
Golaha Wasiiradda Ee Siilaanyo Ayaa Noqday Kii Ugu Tiro Badna Uguna Taya Darra Taariikhda Somaliland

Read More »

Daawo: Sh.Adan Siiro:Waxaa alaale waxaa maatida dilaya,Waxa Musuqmaasuq jira Casaabadaa dalka haysata Cidi kuma weheliso

0 Visits: 113 | Saturday June 03, 2017 - 02:45:44
Sheekh Aadan Xaaji Xiiray Wuxuu Farta Ku Fiiqay In Musuqa Iyo Xatooyadda Ay Horseed Ka Tahay Casaabadda Dalka Ka talisa Oo Ula Jeeday Madaxtooyada

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Qiray In Saldhiga Militeryga Ee Dalka Emirateka Somaliland Uga Ogolaatay Berbera Loo Isticmaali Doono Hawlaha Sahaminta Iyo Basaasidda

0 Visits: 94 | Friday June 02, 2017 - 02:46:26
Wasiir Sacad Cali Shire Wuxuu Weraysi Siinaayay Laanta Afka Soomaaliga Ee Idaacadda VOA-da

Read More »

Daawo Video Guddoomiyaha Guddida Kaalme Kuwan Cabdimaalik Sheekh Muuse Cooldoon Oo Lacag Iyo Daawo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Iyo Xabsiga Burco

0 Visits: 115 | Friday June 02, 2017 - 02:37:58
Cabdimaalik Muuse Cooldoon Ayaa Ku Wareejiyay 12 Maxbuus Lacag Midkiiba Hellay $50, Wuxuu Sidoo Kale Ku Wareejiyey Dawo Iyo Raashin Cisbitaalka Burco

Read More »

Ma Dhaba Saldhiga Militeryga Ee Emirateku Ka Dhisanayo Berbera Waxaa Si Wada Jir Ah U Isticmaali Doona Diyaaradaha Dagaalka Israel, Maraykanka Iyo Huwanta Gacanka Carbeed, Maxaase Ka Jira In Loo Isticmaalayo Weerar Lagu Qaado Dalka Iran

0 Visits: 507 | Thursday June 01, 2017 - 01:21:04
Sida Uu Daabacay Wergeyska Ka Soo Baxa Dalka Iran Ee Etameed Saldhiga Ayaa Loogu Tallo Gallay Inay Isticmaalaan Diyaaradaha ELTA-ELI-3001 iyo CAEW Ee Dalka Israel

Read More »

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim Dhoobale Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay Inay Dollar Ku Sii Daayeen Suuqa

0 Visits: 80 | Thursday June 01, 2017 - 01:04:19
Guddoomiyaha Oo Ay Ahayd Markii Ugu Horaysay Ee Uu Warbaahinta La Hadlo

Read More »

 
Advertisement