Maqaallo

Waxaan Soo dhawaynayaa Go'aanka Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranku ku Cayimeen Mudada Doorashda ay Dalka Ka dhacayso waxaanan Baaq Digniin ah u dirayaa Golaha Guurtida oo Garan la' waajibka Shaqo ee ay qaranka ay U Hayaan

0 Visits: 41 | Friday April 24, 2015 - 13:02:39
Dr: Elmi Said Mouse Mudan dhamaan Akhristayaasha Mareegaha warbaahineed ee Dalka , marka labaad waxaan maqaalkan kaga hadli doonaa Go;aankii ay komishanka doorashooyinka Qaranku ku cayimeen mudada ay doorashada madaxtooyada iyo Barlamanku ay dalka ka dhici doonaan

Read More »

Maansada Damaq : Waxa Curiyey Hal-abuur Faarax Carab Ismaaciil ( Aarka)

0 Visits: 44 | Friday April 24, 2015 - 09:00:14
Maansadan cusub ee DAMAQ Waxa Curiyey Hal-abuur Faarax Carab Ismaaciil ( Aarka) Waxay soo baxday 20 april 2015 ee bishan Waxayna maansadu ka hadlaysaa waxyaaba badana ka taatabanaysaa sida ay soomalidu Isu dhigtay meel geerigo,an ah ee ay qaar siyaasiyiin sheegta oo calooshod u shaqaystayaalina ay shisheeyaha…

Read More »

Wargelin Shacabweynaha Somaliland gaar ahaan cariga ingiriiska UK, waxaa la ogeysiinayaa Daladan cusub oo hirgashay " Dalada Badbaadada Midnimada Somaliland"

0 Visits: 124 | Thursday April 23, 2015 - 12:43:22
Dalada Badbaadada Midnimada Somaliland waa Dalad dhawaan lagaga dhawaaqay Galbeedka magaalada London oo ay u dhan yihiin siyaasiin ,aqoonyahano, indheer garad iyo madax dhaqameedyo ka soo kala jeeda dhamaan deegaanada Somaliland oo dhan.

Read More »

Maxaa Kala Haysta Hay'ada Action Aid Iyo Ururka Haweenka Ee Degmada Allaybaday ?

0 Visits: 84 | Thursday April 23, 2015 - 01:11:16
Hay'ada action aid oo ah hay'ad samafal kana shaqaysa in ka badan 45 dal oo ay ka mid tahay somaliland, kana shaqaysa mashaariico faro-badan oo ay kamid yihiin Xuquuqda ddumarka,waxbarashada,cuntooyinka,dimuquradiyada,heshiisiinta dadka is khilafa,isbadalka cimilada iyo dhalinta.

Read More »

Faallo: Somaliland Dal Hantidii Dawliga Ahayd Gacanta Uu Gashay Ganacsato Iyo Xigaal,Xiddid Ku Macaash?W/Q Cabdul-casiis Bashiir Nor.

0 Visits: 97 | Sunday April 19, 2015 - 12:14:56
Xukuumada uu hor kaacaayo Madaxweyne axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddo hada ku sugan shan sanno oo Bilo ka dhimman yihiin haysa talada dalka. ayaa waxay noqotay mid qaaday tallaabo ay ku cidhib tirayso Hay'adaha Dawliga ah.

Read More »

Wadooyinkii muhiimka ahaayoo sii burburaya iyo masuuliyiintii loo xilsaaray oo meelo Fooqaq Dhisanaya

0 Visits: 57 | Sunday April 19, 2015 - 12:14:56
Waxaad baryahan aad maqlaysaa iyadoo ladhisayo oo qaadhaan loo ururinayo wadooyin kabaxsan magaalo madaxda Somaliland ee hargaysa iyadoo kuwii gudaha magaalada Dhexmaarayay ee halbawlaha ahaaba burbursanyihiin oon ilaahada waxba laga qabanin

Read More »

Ma madaxweynihii Qaranka Juuqda gabay mise Afhayeenkiibaa ka gaabiyey oo shaqadiisa gabay!!!!

0 Visits: 96 | Sunday April 19, 2015 - 11:24:41
Waxaa maalinba maalinta ka danbaysa isa soo taraysa dhawaqa iyo dareenka shacbiga somaliland ay ka qabaan madaxweynihii qaranka Somaliland oo laga waayey inuu warbaahinta isaga oo ka hadlaaya oo shacbiga iyo beesha caalamkaba u jawaabaya.

Read More »

Fullin Aan Ka Noqosho Lahayn Qallinkii Jamaal Cabdilaahi Muxumed Abu Cisa

0 Visits: 31 | Saturday April 18, 2015 - 12:07:14
Sida aynu lawada socono waxaa maalin dhawayd xukumada soomaaliland bilowday fulinta kiisaska dilka ah kuwaasi oo mudo dheer dadwaynuhu ka dhul sugayeen oo ay aad ugu hanwaynaayeen in kiisaska dilka ah lafuliyo.

Read More »

Baaq ku wajahan Golaha Baarlamaanka iyo Shacab weynaha reer Somaliland " Waa in ay Cod mideysan ku hakiyaan Wareejinta Dekeda Berbera " .Qalinkii A/rahman Fidhinle UK

0 Visits: 110 | Friday April 17, 2015 - 11:54:10
Waxaynu ka wada dheregsanahay in Xukuumadani ay Nidaamkii Dawladnimo u bedeshay Hab-shirkadeed ganacsi ah oo gacan wadaag ah.

Read More »

Mudane Madaxweyne Qalinkaagu Waakan Qabanta Beelaha Isaaqa, Harti , Samaroon, Ciise, Iyo Fiqshini Hawiye ?Ee Muxuu U Qaban Laayahay Qabiilka Muuse Dhariyo Mise Adigaan U Quudhayn ?

0 Visits: 104 | Friday April 17, 2015 - 11:41:41
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Badan Iyo Dhammaan Bulsho Weynta Reer Somaliland Bacdal Salaan, Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Wax Ka Qoro Ama Ka Idhaahdo Mawduuca Aan Ciwaanka Uga Dhigay…

Read More »

 
Advertisement