Wararka

Baanka Adduunka Oo 50 Malyuun Oo Dollar Ugu Deeqay Soomaaliya Si Wax Looga Qabto Abaaraha Iyo Maamul Wanaaga

0 Visits: 151 | Thursday June 01, 2017 - 00:53:34
Wasiirka Maaliyadda Bayle Ayaa Soo Bandhigay

Read More »

Guddida Abaaraha Oo Xaflad Caloosha La Buuxiyay Ku Sheegay Inay Ku Soo Bandhigeen Lacagahii Soo Gallay Iyo Siday U Bixiyeen

0 Visits: 139 | Thursday June 01, 2017 - 00:44:15
Arrinta Aadka U Fool-xumadda badnayd ayaa ahayd iyadoo magaalada Burco dad u dhinteen shuban biyood in madaxtooyadii casho lagu qabtay

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Agoontii Ilma Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf Sheekh Madar Ku Haysata Gurigoodii Shacabka+Sheekhul Baladkii Caasimada Hargeysa Oo Mudo Lix Cisho ah Sharci Daro Ku Xidhan

0 Visits: 193 | Tuesday May 30, 2017 - 22:56:35
Xukuumada Somaliland ee waqtigeedii dhamaaday oo maalamahan ugu danbeeyey boobkii ugu cuslaa usoo gaashaamatay ayaa waxa ay Masuuliyiin Xil ka haya Xukuumada soo siisay Guri ku yaala shacabka......... hoos ka akhriso

Read More »

Daawo Video Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Booqasho Ku Tagay Garoonadda Kubadda Cagta Ee Lagu Cayaaro Bisha Ramadaan

0 Visits: 100 | Tuesday May 30, 2017 - 22:49:34
Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa La Arkay Isagoo La Cayaaraya Kubadda Dhalinyaro

Read More »

Raali Gelin Cillad Nagu Timid Darteed

0 Visits: 121 | Tuesday May 30, 2017 - 22:44:43
Waxaa Nagu Timid Cillad Aanu Xallinay

Read More »

Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Madaxweyne Siilaanyo Aqoonsanaynin Wixii Ka Danbeeya 26 June Haddii Aanay Fullin Go'aankii La Isku Raacay

0 Visits: 80 | Sunday July 05, 2015 - 11:09:04
Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Ucid muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen,waxaana uu cadeeyay in guddoomiye Saleebaan doorashada aanay waxba ka khusaynin wakhtiga lagalayo.

Read More »

Muuse Biixi oo ka hadlay muddo Kordhinta Golaha Guurtida.

0 Visits: 79 | Saturday July 04, 2015 - 17:03:14
Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen

0 Visits: 62 | Thursday June 04, 2015 - 11:09:04
Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Ucid muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen,waxaana uu cadeeyay in guddoomiye Saleebaan doorashada aanay waxba ka khusaynin wakhtiga lagalayo.

Read More »

Wasiirkii Hore Beeraha Xukuumaddii Rayaale Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 73 | Thursday June 04, 2015 - 10:13:58
Sallaasa 04 June Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe Ee Xarunta Puntland Isla Markaana La Kulmi Doona Madaxweyne Gaaska Garoowe

0 Visits: 50 | Thursday June 04, 2015 - 09:20:09
Sallaasa 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Suldaanka beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye ayaa ku sugan xarunta looga taliyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee Garoowe, waxaana uu sheegay inuu kulano la yeelan doono madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed…

Read More »

Heshiis Ay Dawladda Ingiriisku Qayb Weyn Ku Lahayd Oo Xukuumadda Iyo Xisbiyada Somaliland Qallinka Ku Wada Duugeen, Iyo Shir-guddoonka Golaha Guurtida Oo Kulanka Dibadda Uga Cararay

0 Visits: 28 | Wednesday May 27, 2015 - 17:33:08
Arbaca 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Xisbiga xukuumadda ee KULMIYE oo ay xukuumadda Siilaanyo taageero ka hellaya iyo labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADANI ayaa isku raacay isla markaana qallinka ku wada duugay heshiis ay meel dhexe iskugu yimaadeen kaasi oo si rasmi ah u jidaynaya xilliga doorashooyinka…

Read More »

Daawo Video Wada-hadaladdii U Dhexeeyey Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Lagu Kala Kacay

0 Visits: 38 | Wednesday May 27, 2015 - 10:29:34
Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Ogaysiis HALBEEGNEWS: Dibu Habayn Laxaadleh Oo Shabakadda HALBEEG Lagu Wado Waxaanu Bedelayna Nashqadda Iyo Dhismaha Shabakadda

0 Visits: 28 | Wednesday May 20, 2015 - 15:24:31
Jimce 22 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Waxaanu ugu bushaaraynayna isla markaana ogaysiinayna dhammaanba ummadda afka soomaaliga ku hadasha ee ku xidhan shabakadda HALBEEG wararkeeda inaanu dhawaan ku bilaabi doono shabakadda HALBEEG hawl balaadhan oo aanu dib ugu habaynayno nashqadda, dhismaha iyo…

Read More »

 
Advertisement