Wararka

Xisbiga UCID Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Madaxweyne Siilaanyo Aqoonsanaynin Wixii Ka Danbeeya 26 June Haddii Aanay Fullin Go'aankii La Isku Raacay

0 Visits: 99 | Sunday July 05, 2015 - 11:09:04
Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Ucid muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen,waxaana uu cadeeyay in guddoomiye Saleebaan doorashada aanay waxba ka khusaynin wakhtiga lagalayo.

Read More »

Muuse Biixi oo ka hadlay muddo Kordhinta Golaha Guurtida.

0 Visits: 101 | Saturday July 04, 2015 - 17:03:14
Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen

0 Visits: 92 | Thursday June 04, 2015 - 11:09:04
Arbaca 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)–Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Ucid muj.Cali Guray ayaa ka hadlay golaha guurtida oo diidan in ay aqbalaan go'aanka Axsaabta iyo xukuumada wada gadheen,waxaana uu cadeeyay in guddoomiye Saleebaan doorashada aanay waxba ka khusaynin wakhtiga lagalayo.

Read More »

Wasiirkii Hore Beeraha Xukuumaddii Rayaale Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 102 | Thursday June 04, 2015 - 10:13:58
Sallaasa 04 June Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe Ee Xarunta Puntland Isla Markaana La Kulmi Doona Madaxweyne Gaaska Garoowe

0 Visits: 78 | Thursday June 04, 2015 - 09:20:09
Sallaasa 04 June 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Suldaanka beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye ayaa ku sugan xarunta looga taliyo maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee Garoowe, waxaana uu sheegay inuu kulano la yeelan doono madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed…

Read More »

Heshiis Ay Dawladda Ingiriisku Qayb Weyn Ku Lahayd Oo Xukuumadda Iyo Xisbiyada Somaliland Qallinka Ku Wada Duugeen, Iyo Shir-guddoonka Golaha Guurtida Oo Kulanka Dibadda Uga Cararay

0 Visits: 46 | Wednesday May 27, 2015 - 17:33:08
Arbaca 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Xisbiga xukuumadda ee KULMIYE oo ay xukuumadda Siilaanyo taageero ka hellaya iyo labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADANI ayaa isku raacay isla markaana qallinka ku wada duugay heshiis ay meel dhexe iskugu yimaadeen kaasi oo si rasmi ah u jidaynaya xilliga doorashooyinka…

Read More »

Daawo Video Wada-hadaladdii U Dhexeeyey Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Lagu Kala Kacay

0 Visits: 76 | Wednesday May 27, 2015 - 10:29:34
Sallaasa 27 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Ogaysiis HALBEEGNEWS: Dibu Habayn Laxaadleh Oo Shabakadda HALBEEG Lagu Wado Waxaanu Bedelayna Nashqadda Iyo Dhismaha Shabakadda

0 Visits: 50 | Wednesday May 20, 2015 - 15:24:31
Jimce 22 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)– Waxaanu ugu bushaaraynayna isla markaana ogaysiinayna dhammaanba ummadda afka soomaaliga ku hadasha ee ku xidhan shabakadda HALBEEG wararkeeda inaanu dhawaan ku bilaabi doono shabakadda HALBEEG hawl balaadhan oo aanu dib ugu habaynayno nashqadda, dhismaha iyo…

Read More »

Nicholas Kay Oo Khudbad Muuqaalka La Iska Arko U Jeediyey Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay

0 Visits: 237 | Wednesday May 20, 2015 - 12:51:35
Midig Ambassador Nicholas Kay Oo Uu Weheliyo Ambassador Ambassador Maman S. Sidikou oo kaga soo jira khadka la iska arko Addis Ababa, Midig Ra'isal Wasaare Cabdirashiid Cali Sharmaarkaha Soomaaliya Oo Isaguna Khadka Kaga Soo Jira Muqdisho

Read More »

Daawo Khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyey Xuskii Sannad Guuradda 24-aad Ee Madax Bannaanida Somaliland 18 May

0 Visits: 271 | Monday May 18, 2015 - 11:48:05
Isniin 18 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Daawo Munaasibad lagu Weynayo Habeenkii Nebiga SCW la Dheelmiyey Oo Maanta lagu Qabtey Magaalada Hargeysa

0 Visits: 185 | Saturday May 16, 2015 - 16:39:26
Sabti 16 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

Madax Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga WADANI Ayaa Si Weyn U Dhaleeceeyey Muddo Kordhinta Iyagoo Soo Gaadhay Magaalada London

0 Visits: 55 | Thursday May 14, 2015 - 06:11:37
Arbaca 14 May 2015 Hargeysa (HALBEEG)–

Read More »

 
Advertisement